March 2024

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA?

AWOODDII TATAARKA IYO JABKII UU GEYSTAY DHANKA MUSLIMIINTA Waxaa taariikhda ku xusan oo si faah-faahsan loogu warramay Tataarkii awoodda badna ee soo maray dunnida iyo xukunkoodi qalafsana ee ay adkaatay in la jabiyo, Waxaa taariikhda si gaara ugu xusan ficiladii gurracan ay la yimaadeen gaar ahaan dhanka fasahaadka, dilalka, baa’bi’inta assaarta ummada muslimiinta iyo la

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA? Read More »

XASUUSIN: MAXAA KUU QABSOOMAY ILAA MAALINTII 6AAD EE BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN?

XASUUSIN Waxaa inteena ugu badan Shan maalmood ka hor si nabad iyo caafimaad qab inoogu bilowday bisha barakaysan ee Ramadan. Bilashada bisha barakaysan ee Ramadan ka dib, qofka soomani waxaa uu dareemi karaa sida uu waqtigu uga duwan yahay sidii hore iyo sannadihii hore ee bishan aan soomi jirnay. Sida uu waqtigu uga ordaayo cid

XASUUSIN: MAXAA KUU QABSOOMAY ILAA MAALINTII 6AAD EE BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN? Read More »

DAAWO – DHAXAL AWOOWE – DOKUMENTARI FILIM 2024

Ka daawo lifaaqan hoose hordhaca muqaalka Dhaxal Awoowe oo ah Dokumentari Filim looga faalloonayo taarikhda Qorista far-Soomaaliga, caqabadahi laga soo maray iyo xaalllada uu xilligan marayo Af-Soomaaliga. Waxaa uu Dokumentarigan kulmiyey xeel-dheerayaal cimrigooda iyo waqtigooda soo geliyey ka shaqeynta qeybaha kala duwan ee AfSoomaaliga. Waxaa Dokumentarigan Qoray|Soo-saaray Majid Hussein, waxaana xuquuqda duubista iyo baahinteeda leh

DAAWO – DHAXAL AWOOWE – DOKUMENTARI FILIM 2024 Read More »

KU DHAQAAQ TALAABOOYINKAN INTA LAGU GUDDA-JIRO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN

Talaabooyinkan hoose waxay ka mid yihiin acmaasha, iyo ficilada ay mudan tahay inuu joogteeyo qofka Sooman, gaar ahaan inta lagu gudda-jiro bisha barakaysan ee Ramadan. Lama soo koobi karo acmaasha kheyrka leh ee la sameeyo bishan barakaysan si ajarka loo badsado. 5-taasi talaabo waxay ku dhaweynaysa inaad si buuxda u noqoto qof ka faa’iideystay bisha

KU DHAQAAQ TALAABOOYINKAN INTA LAGU GUDDA-JIRO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN Read More »

BISHA UGU BARAKADA BADAN BILAHA

BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN Hadddii aad maanta soo gaartay Bisha Barakaysan ee Ramadan, ha mooganaan inaad bishan uga faa’iideysato si ka duwan bilahi hore. Bishan barakaysan, waxa qofka muslimka ugu habboon inuu uga faa’iideysto Aakhiradiisa, waxaa uu qofka muslimka ah uga faa’iideysan karaa inuu Alle SWT ugu dhawaado cibaadaadka uu sameynayo. Sida culumada muslimiinta ah

BISHA UGU BARAKADA BADAN BILAHA Read More »

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

WAA CASRIGII KACDOONKA IYO BARAARUGA UMMADEEED! Akhriste, haddii ay indhahaagu soo akhris-mareen labadii qeybood ee hore aan ugu daabacay bartan, waxaad si fudud u garan doonta dulucda aan ka leeyahay qormadan qeybteeda seddexaad ee aad haatan indhaha ku hayso. Waxaan ogsoonahay in dugsiyada, goobaha waxbarasho iyo cilmi duurreedkaba aan kusoo qaadanay in dunidan aan ku

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »