KU DHAQAAQ TALAABOOYINKAN INTA LAGU GUDDA-JIRO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN

Talaabooyinkan hoose waxay ka mid yihiin acmaasha, iyo ficilada ay mudan tahay inuu joogteeyo qofka Sooman, gaar ahaan inta lagu gudda-jiro bisha barakaysan ee Ramadan. Lama soo koobi karo acmaasha kheyrka leh ee la sameeyo bishan barakaysan si ajarka loo badsado. 5-taasi talaabo waxay ku dhaweynaysa inaad si buuxda u noqoto qof ka faa’iideystay bisha […]

KU DHAQAAQ TALAABOOYINKAN INTA LAGU GUDDA-JIRO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN Read More »