XASUUSIN: MAXAA KUU QABSOOMAY ILAA MAALINTII 6AAD EE BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN?

XASUUSIN Waxaa inteena ugu badan Shan maalmood ka hor si nabad iyo caafimaad qab inoogu bilowday bisha barakaysan ee Ramadan. Bilashada bisha barakaysan ee Ramadan ka dib, qofka soomani waxaa uu dareemi karaa sida uu waqtigu uga duwan yahay sidii hore iyo sannadihii hore ee bishan aan soomi jirnay. Sida uu waqtigu uga ordaayo cid […]

XASUUSIN: MAXAA KUU QABSOOMAY ILAA MAALINTII 6AAD EE BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN? Read More »