JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA?

AWOODDII TATAARKA IYO JABKII UU GEYSTAY DHANKA MUSLIMIINTA Waxaa taariikhda ku xusan oo si faah-faahsan loogu warramay Tataarkii awoodda badna ee soo maray dunnida iyo xukunkoodi qalafsana ee ay adkaatay in la jabiyo, Waxaa taariikhda si gaara ugu xusan ficiladii gurracan ay la yimaadeen gaar ahaan dhanka fasahaadka, dilalka, baa’bi’inta assaarta ummada muslimiinta iyo la […]

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA? Read More »