Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka?

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka?

Dr. Tariq Al-Suwaidan ayaa ka jawaabaya su\’aashan weyn.

Hoggaanku waxa ay dadka u dhaqaajiyaan dhanka hadafka halka Maamulku ay  diiradda saaran hawlaha iyo waxqabadyada muddada gaaban.

Waxaa jira kala duwanaansho u dhexeeya hoggaanka iyo maamulka: –

✓ Qorshayaasha hoggaaminta waxa ay ku dhisan tahay aragti leh ku saleysan fogaansho iyo gaarista hadaf fog.

✓ Maamulka waxa ay qorshayaashooda ku dhisaan aragtidada gaaban ee muddada sanadka ah ama ka yar.

✓ Hoggaamintu waxay sidoo kale diirrada saarta horumarinta shaqaalaheeda/howl-wadeennada si hadaf tayeysan loo gaaro.

✓ Maamulka wuxuu daneeyaa  natiijooyinka shaqaalaha ay soo-saaran, iyaga oo aan la daneyn tayada shaqaalahaasi/howl-wadanadaasi.

Kani waa farqiga ugu caansan ee u dhexeeya labada fikradood, waxaanan kuu ballan qaadaynaa fikraddahan oo kale inaan kugu soo baahino halkan.

Mahadsanid

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *