Maxaa sababa in ducaddu aysan aqbal noqon?

waayo-aragnimo

Maxaa sababa in ducaddu aysan aqbal noqon?

Jawaabtu waxaa iska leh Ibnul Qayyim, Allaha u naxariistee.

Ducaddu waa mid ka mid ah sababaha ugu xoogga badan ee dhibaatooyinka la iskaga ilaaliyo. Laakiin saamaynteedu iyo aqbalkeeduba waa lagu kala duwanaan kara.

Xagga haddii ducadu tahay mid gardarro ama xumaan loo jiheynayo arrintaasi Alle ma jecla waana mid makruuh ah lana soo celiyo.

Sababaha iyo Caqabada keeni kara in la heli waayo aqbalka ducada waxaa ka mida, cunista xaaraanta, Dulmiga iyo Dambi Quluubta dagay oo illowshi/halmaanshiyo iyo madadaalo ku sababa ruuxda aadanaha.

Waxaa laga weriyey Abuu Hureyrah, Eebbe haka raalli noqdee, wuxuu Rasuulka (scw) yiri. Illahay  barya oo waxa idin hubaal ah in ducadiina la ijaabo.

Ugu dambeynti, ogow mida ugu muhiimsan oo noqonaysa in aanu Eebbe ka aqbalin ducada qalbi halmaansan.

Ilaahay ha u naxariisto Ibnu Al-Qayyim, cilmigiisana ha ka yeelo mid muslimiinta anfaca.

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *