Sideen u ilaalin karnaa maskaxdeenna?

Sideen u ilaalin karnaa maskaxdeenna?

Maskaxdu waxay u baahan tahay nafaqo habboon iyo hurdo ku filan si ay hawlaheeda u gudato si guul leh oo wax-tar iyo natiijo la taaban karo leh.

Markaa nafaqaynta iyo hurdadu waxay muhiim u yihiin qaybta nidaamka maskaxda iyo hagida howl-laha u yaala aadanaha.

Tirada saacadaha hurdo ee ku filan bini\’adamka, waa lagu kala duwan yahay, waxa ayna ku xeran tahay xaaladdaha nololeed ee hor-taagan qofkaasi, si guud ahaan tirada saacado ee looga baahan yahay inuu qofka maskaxdiisa nasiyo waa inta u dhaxeysay (6-8).

Dhanka nafaqeynta maskaxda, waxaa jira cuntooyin muhiim ah oo ay tahay inay qayb ka noqdaan cuntadaada maalin-laha (jadwalkaaga cunto).

Cuntooyinkaasi, waxa ka mid ah sida kalluunka, hilibka, iyo khudrada oo wax-tar ballaaran u leh maskaxdaada.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *