Majid Hussein

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA?

HORDHAC Dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxa ay soo socotay muddo ka badan 11sannadood. Shaqooyinka hor tabinta u leh dowladda Soomaaliya waxa ugu waaweynsugida amniga dalka iyo dhammeystirka Dastuurka oo ah qoddobka labaad eeahmiyada ugu ballaaran leh. Waxayna maamuladii kala dambeeyey ay diirrada saarayeen in si deg-deg loohirgeliyo dhammeystirka Dastuurka Soomaaliya oo loo wada dhan

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA? Read More »

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2)

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2)  Bisha April, waxa Majallada diirrada lagu saaraya in lagu soo bandhigo ganacsiga Soomaalida iyo caqabadaha haysta. Waxa sidoo kale Majallada lagu soo bandhigaya wax soo-saarka dalka iyo baahiyaha loo qabo warshaddeynta. Dhanka lacagaha, waxa xogta bishan ee ku jira Majallada lagu iftiimiyey culeyska haysta lacagta Shillin Soomaaliga iyo doorka lacagta Doolar-ka

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2) Read More »

What are the main departments in each organization?

What are the main departments in each organization? Marketing and leadership expert Dr. Thabet Hijazi gives us the answer. First, the financial department It is responsible for profits and losses, debts and debtors and the extent of financial liquidity Financial management is an important nerve for the success of any organization. Secondly, human resource management

What are the main departments in each organization? Read More »

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka?

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka? Dr. Tariq Al-Suwaidan ayaa ka jawaabaya su\’aashan weyn. Hoggaanku waxa ay dadka u dhaqaajiyaan dhanka hadafka halka Maamulku ay  diiradda saaran hawlaha iyo waxqabadyada muddada gaaban. Waxaa jira kala duwanaansho u dhexeeya hoggaanka iyo maamulka: – ✓ Qorshayaasha hoggaaminta waxa ay ku dhisan tahay aragti leh ku

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka? Read More »

Ramadan 2023

Ramadan Mubarak Waa sannad kale oo Alle swt ina gaar siiyey bisha barakaysan ee Ramadan. Bishan, faa\’iidadeeda iyo Xasanaadka ay leedahay waa arrin mudan in la isku baraarujiyo. Inta lagu gudda-jiro bishan barakaysan, waxa aan si joogta ah halkan ugu soo bandhigi doona taxane kala duwan oo wax-tar u lahaan doona akhristayaasha nagu xiran.  

Ramadan 2023 Read More »

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)

Ka Faa\’ideyso Akhriska Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)  Ka faa\’ideyso akhriska Majallada Indhaha-Soomaaliyeed Si aad u akhrisato Majalladan fadlan riix Lifaaqan hoose oo si fudud ugu akhriso mobilkaaga gacanta, kala soo dag Link-igan:- https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf Haddii kale adeegso Code-ka ku sawiran qeybtan hoose oo ka faa\’ideyso xogta ay xambaarsan tahay Majalladan. La sii wadaag asxaabta kugu xiran. https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf  

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed) Read More »