11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA?
HORDHAC Dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxa ay soo socotay muddo ka badan 11sannadood. Shaqooyinka hor tabinta u leh dowladda Soomaaliya waxa ugu waaweynsugida amniga dalka iyo dhammeystirka Dastuurka oo ah qoddobka labaad eeahmiyada ugu ballaaran leh. Waxayna maamuladii kala dambeeyey ay diirrada saarayeen in si deg-deg loohirgeliyo dhammeystirka Dastuurka Soomaaliya oo loo wada dhan […]
11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA? Read More »