DAAWO – DHAXAL AWOOWE – DOKUMENTARI FILIM 2024

Ka daawo lifaaqan hoose hordhaca muqaalka Dhaxal Awoowe oo ah Dokumentari Filim looga faalloonayo taarikhda Qorista far-Soomaaliga, caqabadahi laga soo maray iyo xaalllada uu xilligan marayo Af-Soomaaliga. Waxaa uu Dokumentarigan kulmiyey xeel-dheerayaal cimrigooda iyo waqtigooda soo geliyey ka shaqeynta qeybaha kala duwan ee AfSoomaaliga. Waxaa Dokumentarigan Qoray|Soo-saaray Majid Hussein, waxaana xuquuqda duubista iyo baahinteeda leh […]

DAAWO – DHAXAL AWOOWE – DOKUMENTARI FILIM 2024 Read More »