Researches

TAARIIKHDA IYO HALGANKII SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN – AUN

Aasaarta iyo taariikhaha ummada Soomaaliyeed marka laga warramayo, gaar ahaan taariikhaha ku dhisan halganka iyo gobanimadoonka waayihii guumeystuhu uu calankiisa ka dul babanaayey geyiga Soomaaliyeed iyo Afrikadaba. Waxaa isla markiiba xasuustaada kusoo dhaceysa halgamaagi weynaa ee Soomaalida iyo caalamkaba uga tagay taariikh dheer oo ku suntana gummeysi diidka iyo gobanimo doonka ee uu ugu dambeyn […]

TAARIIKHDA IYO HALGANKII SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN – AUN Read More »

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA?

AWOODDII TATAARKA IYO JABKII UU GEYSTAY DHANKA MUSLIMIINTA Waxaa taariikhda ku xusan oo si faah-faahsan loogu warramay Tataarkii awoodda badna ee soo maray dunnida iyo xukunkoodi qalafsana ee ay adkaatay in la jabiyo, Waxaa taariikhda si gaara ugu xusan ficiladii gurracan ay la yimaadeen gaar ahaan dhanka fasahaadka, dilalka, baa’bi’inta assaarta ummada muslimiinta iyo la

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA? Read More »

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

WAA CASRIGII KACDOONKA IYO BARAARUGA UMMADEEED! Akhriste, haddii ay indhahaagu soo akhris-mareen labadii qeybood ee hore aan ugu daabacay bartan, waxaad si fudud u garan doonta dulucda aan ka leeyahay qormadan qeybteeda seddexaad ee aad haatan indhaha ku hayso. Waxaan ogsoonahay in dugsiyada, goobaha waxbarasho iyo cilmi duurreedkaba aan kusoo qaadanay in dunidan aan ku

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »

– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

HORDHAC Horaantii dhalashadayda iyo xilliyadii aan garaadsaday oo aan gaaray da’da wax garashada iyo kala sooca wanaaga iyo xumaanta, waxa ay maqalkaygu marqaati ka ahaayeen in dalkani (Soomaaliya) uu yahay dal leh kheyraad isugu jira Bad iyo Barri balse marnaba dhaayahayga ma saarin wax caddeyn kara hanashada iyo ka faa’ideysiga kheyraadkaasi. Sannadihii dambe ee aan

– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »

AFTER 11 YEARS, WILL THE AMENDING OF SOMALI CONSTITUTION BEACCOMPLISHED?

The review of Somalia’s constitution has been ongoing for more than 11years. Since 2012 The crucial tasks facing the Somali Government was toensure nation’s stability and the completion of the Constitution whichis the second most important factor in Somalia. The successive administrations have been emphasizing on the speedyimplementation to amend the Constitution’s pending provisions. Somalia’sconstitution,

AFTER 11 YEARS, WILL THE AMENDING OF SOMALI CONSTITUTION BEACCOMPLISHED? Read More »

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA?

HORDHAC Dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxa ay soo socotay muddo ka badan 11sannadood. Shaqooyinka hor tabinta u leh dowladda Soomaaliya waxa ugu waaweynsugida amniga dalka iyo dhammeystirka Dastuurka oo ah qoddobka labaad eeahmiyada ugu ballaaran leh. Waxayna maamuladii kala dambeeyey ay diirrada saarayeen in si deg-deg loohirgeliyo dhammeystirka Dastuurka Soomaaliya oo loo wada dhan

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA? Read More »

هل الدعاء يدفع المكروه؟ الجواب من ابن القيم رحمه الله عليه

دروس ابن القيم الجوزي رحمة الله عليه هل الدعاء يدفع المكروه؟ الجواب من ابن القيم رحمه الله عليه الدعاء من اقوى الأسباب في دفع المكروه ولكن قد يختلف عنه اثره اما لضعفه في نفسه بان يكون دعاء لا يحبه الله لمافيه من العدوان ولما لضعف القلب وعدم اقباله على الله وجمعيته عليه وقت الدعاء فيكون

هل الدعاء يدفع المكروه؟ الجواب من ابن القيم رحمه الله عليه Read More »