Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023

Indhaha-Soomaaliyeed

Waxa 17-Maarso-2023 la daah furaya majaladdan oo diirada lagu saarrayo ina lagu soo gudbiyo ciwaano nuxur aad u ballaaran xambaarsan.

Waxaana sawirka guud ee majaladda bishan lagu soo qaatay deegaanka iyo xayawaannada sii dabar go\’aya oo u baahan wacyi-gelin.

Cilmi-baarisyada kale ee ku jira majaladda, waxa uu akhristaha kaga boggan kara marka ay majaladda soo baxdo.

Ku xirnow bartan website-ka oo ka mid noqo akhriste anfaca naftiisa.

 

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *