Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2)

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2) 

Bisha April, waxa Majallada diirrada lagu saaraya in lagu soo bandhigo ganacsiga Soomaalida iyo caqabadaha haysta.

Waxa sidoo kale Majallada lagu soo bandhigaya wax soo-saarka dalka iyo baahiyaha loo qabo warshaddeynta.

Dhanka lacagaha, waxa xogta bishan ee ku jira Majallada lagu iftiimiyey culeyska haysta lacagta Shillin Soomaaliga iyo doorka lacagta Doolar-ka ka ciyaaro suuqyada ganacsiga Soomaaliyeed.

Kaga boggo xogtan Majallada bishan oo ku xirnow halkan oo ah La-Hadal Majid…

 

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *