Ramadan Mubarak
Waa sannad kale oo Alle swt ina gaar siiyey bisha barakaysan ee Ramadan.
Bishan, faa\’iidadeeda iyo Xasanaadka ay leedahay waa arrin mudan in la isku baraarujiyo.
Inta lagu gudda-jiro bishan barakaysan, waxa aan si joogta ah halkan ugu soo bandhigi doona taxane kala duwan oo wax-tar u lahaan doona akhristayaasha nagu xiran.
Ramadan Mubarak